Weerar xoogan oo caawa lagu qaaday magaalada Boosaaso iyo xaalada oo kacsan

Kooxo hubeesan ayaa caawa weerar xoogan ku qaaday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan xabsi kuyaala magaaladaasi, waxaana halkaasi ka dhacay iska hor imaad xoogan. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in kooxo hubeesan weerar isugu jiray qaraxyo iyo rasaas toos ah ku qaadeen magaalada Boosaaso gaar ahaan xabsiga magaaladaasi ay ku xiran yihiin … Continue reading Weerar xoogan oo caawa lagu qaaday magaalada Boosaaso iyo xaalada oo kacsan